"Ma Gara Naayo Gudoomiye Gobolka OO Soo Maray Oo Xidhiidh la Lahaa Intaa Leeg, Inta Maanta Qabo La Leeyahaya Wax Barashada" Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Burco
Wxaa Wu
Isbarbar Dhiagay Gudomiyaashii Soo Maray Gobolka Iyo Sidii Ay Wax Xidhiidh Ah
Ula Sameen Bahda Waxbarashada Waxaanu Qabyatire Ku Tilmaamay Hogaamiye Bulashadii Ku Niyad Wanaag Wxaanu
Ydhi Gudoomiyaha Jamaacada Golis Fraceerda Burco "Waxaaan Caawa Ku Faxsanahay In Madaxdii
Qaranka Iyo Tii Gobolkaba ay Iskugu Timaado Munaaibada Lagu Hambalyeenaya
Laguna Dhiiri Galinaayo Ardaydii Gobolka
Runtii Waa Wax inagu Cusub Weeyaan, Oo Aan Ugu Hamabalyeenayo Gudoomiyaha
Gobolka Togdheer Qaybtire Runtii Wax Yaabaha Dhiiri Gelinta Leh Iyo Isku Xidhka
Leh Ee Uu Sameey Anagu Hadaan Nahay Wax
barashada iskumaanan ahaysan Inaan Gobolka Tirsanahay Ma Garan naayo Gudoomiye Gobolka OO Soo Maray
Gobolka Oo Xidhiidh la Lahaa Intaa Leeg, Inta Maanta Qabo La Leeyahaya Aad Iyo
Aaad Baan U Habalyeenayaa ” Ayuu Idhi gudooiye Cabdixakiin
Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Farceedda Magaalada Burco Waxaanu Hambalyo U Diray Ardaydii Munaasibadan Dhiiri Galinta Loo Qabtay Wxaaanu Tilmamay Iney Jaaamacadu Qayb Laxaad Leh Ka Qayb Qaadayso Dhiirin Galin Arday Kaalmaha Hore Ka Glaay Somalialdn Ee Gobolka Togdheer Ka Soo Jeeda "Hadii Aan U soo Noqdo Munaasibadan Jaamacada Golis Aaad Iyo Aad Bay U Hambalyeeneysa Markaas Hadii Aan Nahay Jaamacada Golis Waxaan Rajeenaya Inaan Diyaar U Nahay Oo Si Mug Lehna Uga Qayb Qaadano, Sidii Aan Hore U Sheegney Inaan Gudoomiyaha Gobolka Casuuno Iyo Arayda Kaalmaha hore Galay Ayuu Hadalkiis Ku Soo Gaba Gabyey Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Farceedda Magaalada Burco Cabdixakiin Maxamed Cabdilaahi
Jaamacada Golis Ayaa Qayb laxaad leh Ka Qayb Qaadata Soo
Saarka Arday Tayadoodu Sareeso Waxaana San Walba Bisha Sagaalaad Ka Qalin
Jabiya Jaamacada Kuliyada Kale Duwan Ee Jaamacadu Ka Kooban Tahay
"Ma Gara Naayo Gudoomiye Gobolka OO Soo Maray Oo Xidhiidh la Lahaa Intaa Leeg, Inta Maanta Qabo La Leeyahaya Wax Barashada" Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Burco
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Farceedda Magaalada Burco Cabdixakiin Maxamed Cabdilaahi Ayaa Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ku Bogaadiyey Sida Wanaagsan Ee Xidhiidhka Dhow Ula Leehay Bahda Waxbarashada Gobolka Islmarkaas