Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Shahaadada PhD lagu guddoonsiiyey Aqalka midawga Africa ee Magaalada Adis-ababa

0
Saturday August 27, 2016 - 15:11:01 in by Burco Office
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Shahaadada PhD lagu guddoonsiiyey Aqalka midawga Africa ee Magaalada Adis-ababa

    Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Ahna Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland Ayaa Maanta Safar Kedisa Ugu Anba Baxay Dalka Itobiya.Gudoomiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Ahna Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland Ayaa Maanta Safar Kedisa Ugu Anba Baxay Dalka Itobiya.Gudoomiye
Cabdi Raxmaan Cllaahi Cirro Oon Safarkiisa Laga Hayn Warbuuxda Ayaa Warar Xaqiiqo Ah Oo Ay Helayso Shebekadani Waxay Sheegayaan In U Jeedka Gudoomiyuhu Yahay In Uu Qaato Shahaadada PhD lagu guddoonsiiyey Aqalka midawga Africa ee Magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia.

Jaamacada New Generation University ee Dalka Ethiopia oo Gudoonsiisay Gudoomiyaha Shahaadadan ayaa tidhi:

"Ka dib markii Aad Door Muhiim Ah Ka Qaadatay Diplomacy-yadda Geeska Africa Iyo Dhismaha Nabadda Waxanu Garanay Inaanu Ku Guddoonsiinno Honorary Doctorate PhD".