War DegDeg ah: Shil gaadhi oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Goor dhoweyd ka dhacay Agagaarka Madaarka Hargeysa

0
Tuesday June 03, 2014 - 18:23:14 in by Super Admin
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War DegDeg ah: Shil gaadhi oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Goor dhoweyd ka dhacay Agagaarka Madaarka Hargeysa

    Ruux dumar ah ayaa ku nafwayday Alle ha naxariistee shil baabuur oo goor dhawayd ka dhacay nawaaxiga madaarka Hargeysa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ruux dumar ah ayaa ku nafwayday Alle ha naxariistee shil baabuur oo goor dhawayd ka dhacay nawaaxiga madaarka Hargeysa,

 halka ugu yaraan ay 12 qof oo kale dhaawacyo ka soo gaadheen.


Dhaawac iyo meydka shilka baabuur ayaa la geeyey cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, waxaana dhimashada iyo dhaawaca noo xaqiijiyey shaqaalaha caafimaadka ee cisbitaalka weyne, gaar ahaana qaybta gargaarka deg dega ah.


Baabuurka shilka galay ayaa la sheegay inuu ahaa baabuurta caanaha ee u baxa deegaanka gobolka hawd, gaar ahaana deeganka Sallaxley iyo tuulooyinka hoos yimaada.




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com