War Deg Deg ah: Weerar ismiidaamin ah oo Goordhaw ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

0
Tuesday August 30, 2016 - 14:51:53 in by Burco Office
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Weerar ismiidaamin ah oo Goordhaw ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

    Waxaa goor dhow albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay qarax aad u wayn kaas oo gil gilay qeybo kamid ah Magaalada Mogdisho, qaraxa kadib ayaa la maqlay rasaas dhaceysa xoogan oo dhaceysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goor dhow albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay qarax aad u wayn kaas oo gil gilay qeybo kamid ah Magaalada Mogdisho, qaraxa kadib ayaa la maqlay rasaas dhaceysa xoogan oo dhaceysa.
Wadooyinka magaalada muqdisho waxaa lagu dhex arkayaa gawaarida ambalaasta oo daabuleysa dhaawacyada ka dhashay qaraxaasi aadka u waynaa.

Qaraxa goordhow dhacay ayaa sababay in qadka Internetka ee Magaalada Muqdisho uu hawada ka baxo, waxaana ka jira internet la aan qeybo kamid ah magaalad, sidoo kale telfoonada xariirkooda ayaa aad u cuslaaday.


Hotelka SYL iyo aaga uu ku yaalo aya ahorey waxaa sidan oo kale uga dhacay qaraxyo aad u xoogan oo qasaarooyin kala duwan ay kasoo gaareen dad shacab ah iyo ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya.