DAAWO MUUQAAL: Sidii Maraykanka Iyo Kooxda Taalibaan Ula Kala Wareegeen Maxaabiista

0
Thursday June 05, 2014 - 08:53:57 in by Super Admin
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO MUUQAAL: Sidii Maraykanka Iyo Kooxda Taalibaan Ula Kala Wareegeen Maxaabiista

    Kooxda Talibanka ayaa maanta siidaayey filim muujinaya qaabkii ay maxaabiista isku dhaafsadeen Dowlada Maraykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Talibanka ayaa maanta siidaayey filim muujinaya qaabkii ay maxaabiista isku dhaafsadeen Dowlada Maraykanka.


Talibanka ayaa siidaayey askari u dhashay Maraykanka oo ay maxbuus u heysteen muddo ku dhaw 5sano, waxayna Talibanka askarigan ku bedasheen 5 sarkaal oo xilal sar sare kasoo qabtay xukuumadii Talibanka ee horey uga talinjirtay Afghanistaan. Saraakiisha Talibanka ayaa muddo dheer lagu hayey xabsiga Guwantanamo Bay waxayna kamid ahaayeen madaxdii Militariga iyo Sirdoonka dowladii Talibanka.



Contact@afkashacabka.com