
David Luiz Oo Dib Ugu Laabtay Kooxdiisii Hore Ee Paris Saint-Germain Si Uu U Soo Macasalaameeyo Ciyaartoydii Ay Isku Kooxda Ahaayeen
David Luiz ayaa si lama filaan ahayd oo deg deg badan ugu soo laabtay Chelsea kadib markii ay Blues xidigan dib ugu soo ceshatay 32 milyan oo gini. Inta lagu jiro kulamada caalamiga ah ayuu David Luiz ka faa’iidaystay wuxuuna dib ugu laabtay Paris si uu u soo macasalaameeyo xidigihii ay PSG ka wada tirsanaayeen
.
Ciyaartoyda PSG ayaa markaas ku jiray tababarka ay ugu diyaar garoobayeen kulankaSaint-Etienne ee jimcaha, wuxuuna David Luiz uu la kulmay ciyaartoyda PSG uu si mid mid ah laabta u galiyay.Thiago Silva, Serge Aurier iyoKevin Trapp ayaa ka mid ahaa xidigaha uu Luiz kaga yaabsaday soo laabashadiisa macasalaamaynta ahayd ee PSG.
Halkan ka daawo muuqaalka David Luiz oo PSG dib ugu laabtay si uu u macsalaameeyo ciyaartoydii ay isku kooxda ahaayeen iyo qaabka laabta furan ee uu ciyaartoydan ula kulmay.
David Luiz Oo Dib Ugu Laabtay Kooxdiisii Hore Ee Paris Saint-Germain Si Uu U Soo Macasalaameeyo Ciyaartoydii Ay Isku Kooxda Ahaayeen
Difaaca xulka qaranka Brazil iyo kooxda Chelsea eeDavid Luiz ayaa aduunka ka yaabsaday kadib markii uu maalintii suuqa kala iibsiga ugu danbaysay uu dib ugu soo laabtay Stmafor Bridge laakiin Luiz ayaa isniintii dib ugu laabtay kooxdiisii hore eePari