Xildhibaan diiday inuu salaamo RW Netanyahu & warbaahinta caalamka oo hadal heysa+Sawiro

0
Friday September 09, 2016 - 11:39:47 in by salman abdi
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan diiday inuu salaamo RW Netanyahu & warbaahinta caalamka oo hadal heysa+Sawiro

    Raisul wasaaraha Yuhuuda Benyamin Netahnyahu oo booqasho ku maraya dalka Holland ayaa weji gabax kala kulmay xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raisul wasaaraha Yuhuuda Benyamin Netahnyahu oo booqasho ku maraya dalka Holland ayaa weji gabax kala kulmay xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalkaas. Xildhibaan Tunahan Kuzu oo saf kula jira siyaasiyiin kale oo soo dhoweynayey raisul Netanyahu ayaa diiday inuu salaanta ka qaado Netanyahu oo gacanta u soo taagay.

Isagoo weji gabaxsan ayuu Netanyahu aii dhaafay markii laga qaadi waayey salaanta waxaana la maqlayey isagoo leh Ok oo sii gudbaya.

Kuzu ayaa Jaakada uu ku lebisnaa waxaa surnaa calanka Falastiin markii uu diidayey inuu salaanta ka qaado Netanyahu, waxaana arintan sai weyn u hadal hayey saacadihii ugu dambeeyey warbaahinta caalamka,

Xildhibaan Kuzu oo ka tirsan Baarlamanka Holland una ololeeya xuquuqda Falastiin, ayaa ugu qiil sameeyey ficilkiisa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook isagoo sheegay in aanu istaahilin soo dhoweyn Netanyahu oo caruur iyo haween ku xasuuqay marinka Gaza aysana ahayn in la ilaawo ficiladiisii xun.