Weerar Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay Magaalada Paris+Sawiro

0
Friday September 09, 2016 - 12:53:28 in by salman abdi
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay Magaalada Paris+Sawiro

    Weerar Toorey loo adeegsaday ayaa lagu qaaday Sargaal katirsan Ciidanka booliiska dalka Faransiiska, waxaana weerarkan uu dhacay xili ay booliiska ay doonayeen in ay xiraan sadex dumar oo looga shakiyay weerar argagaxiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar Toorey loo adeegsaday ayaa lagu qaaday Sargaal katirsan Ciidanka booliiska dalka Faransiiska, waxaana weerarkan uu dhacay xili ay booliiska ay doonayeen in ay xiraan sadex dumar oo looga shakiyay weerar argagaxiso. Sargaal katirsan booliiska ayaa toorey lagu weeraray laguna dhaawacay, waxaana ciidamada booliiska ay sidoo kale dhaawaceen qof dumar ah halka ay labada kalana ay ciidamada booliiska ay xabsiga u taxaabeen.

Weerarkan ayaa ka dhacay Boussy-Saint-Antoine, oo ku taalla koonfurta bari ee magaalada Paris, waxaana booliiska ay ka shakiyeen gaari ay ku jireen haamo shidaal oo la ag dhigay kiniisadda caanka ah ee Notre Dame cathedral.

Haweenka ay xireen booliiska ayaa booliiska waxa ay kaga shakiyeen in ay qorsheenayeen weerar argagaxiso , waxaana ciidamada booliiska ay wadaan baaritanao ku aadan haweenkaasi iyo weerarka tooreyda loo adeegsaday.