Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Sagotiyey Ardaydii Ka Baxday Sanadkan Dugsiga Geeska Afrika Magaalada Burco Iyo maamulka Sare Gobolka Togdheer Oo Ka Qayb Galay

0
Friday September 09, 2016 - 15:06:13 in by salman abdi
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Sagotiyey Ardaydii Ka Baxday Sanadkan Dugsiga Geeska Afrika Magaalada Burco Iyo maamulka Sare Gobolka Togdheer Oo Ka Qayb Galay

    Burco(AFKA)Munaasibada Bilan Oo Hanaankeenda Dhicitaan Si Heer Sare Ah Lo Soo Agaasimey Oo U Jeedkeeu Ahaa Sagootinta Ardaydi Ugu hOreesey Ee Ka Baxday Dugsiga Sare Geeska Afrika Ayaa Lagu Qabtay Hotel Deero ee Magaalada Burco Waxaana Munaasibada Boq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Munaasibada Bilan Oo Hanaankeenda Dhicitaan Si Heer Sare Ah Lo Soo Agaasimey Oo U Jeedkeeu Ahaa Sagootinta Ardaydi Ugu hOreesey Ee Ka Baxday Dugsiga Sare Geeska Afrika Ayaa Lagu Qabtay Hotel Deero ee Magaalada Burco Waxaana Munaasibada Boqran Ee Sida Heer

Sare AH Loo Soo Gingimay AYaa Wxaa Ka Soo Qeyb Galay Masuliyiinta Ugu Horeesey Maamulka Gobolka Togdheer Hogaaamiyasha Jamacadaha .Waalidiin Arday Iyo Marti Sharaf Tiro Bafan

Waxa Ugu Horeentii Halkaasi Ka Hadlay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada Sare Iyo Hoose DHexe Ee Geeska Afrika maxamed XanDule XUseen Iyo Maamule Ku Xigeen Dugsiga Sare Geeska Afrika Cabdirashiid Cismaan Wxaay Tilmaamen Tayada Arday U Soo Saaro Dugsiga Geeska Afrika

Waxaana Halkaasi Hadalka Is Qaatay Qaar Ku Hadlaayey afka Jaaacaadaha Magaalada Burco Iyo Suxufi Cabdimaalik Sh Muse Coldaoon Oo Arday Hogatusaalyoon Siiyey Ardayda Sanadkan Baxday Dugsiga Geeska Afrika

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiyha Wxabarashada Gobolka Ayaa Iguna Munaasiabda Halka Koobon Ka Yidhi

Hadladii Laga Soo Jeeninaay unaasibadaasi Ayaa Waxa Soo Gababeye Gudooiyaha Gobolka Togdheer Maxmaed Ibraahin Aaadan Qabyatire Waxaanu Diiri Geliyey Arday Sanadkan K Baxday Dugsiga Geeska Afrika

Gabagabadiii Ardayda Sanadkan Ka Baxay Dugsiga Sare Ee Geeska Afrika Shaahado SHarafyo Ku Maamusey Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Maamulka Macaliiinta Dugsigaasi

Cabdirisaaq Cadilaahi Aaadan (kORONTO)
Burco/Office
Contact:Koronto935@gail.com