Daawo:Madax Sayniska Iyo Tignoolajiga Ee Xisbiga Mucaraada Ah Ee Wadani Ayaa Qalab Ugu Deeqay Ururka Sado Ee Dhisan Magaalda Burco

0
Sunday September 11, 2016 - 17:19:57 in by Burco Office
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Madax Sayniska Iyo Tignoolajiga Ee Xisbiga Mucaraada Ah Ee Wadani Ayaa Qalab Ugu Deeqay Ururka Sado Ee Dhisan Magaalda Burco

    braahin Daahir Dubad Oo Ah Madax Siyaasada Iyo Tignoolojiga Ee Xisbiga Mucaraada Ah Ee Wadani Iyo Masuuliyiin Wehelinaay Ayaa Rasmi Ah Qabal Xafiik Ugu Deeqey Ururka Dhalinyarada Ee LAGU Magacaaba Sado Oo Ka Dhisan Magaalada Burco .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

braahin Daahir Dubad Oo Ah Madax Siyaasada Iyo Tignoolojiga Ee Xisbiga Mucaraada Ah Ee Wadani Iyo Masuuliyiin Wehelinaay Ayaa Rasmi Ah Qabal Xafiik Ugu Deeqey Ururka Dhalinyarada Ee LAGU Magacaaba Sado Oo Ka Dhisan Magaalada Burco .


Waxaana Wareejinta Agabkan Xafiiks Lagu Talaya Ururka Sado Goobjoog Ka ahaa Gudoomiyha Xibsiga da Wadani EE Gobolka Togdheer Gudoomiyha Garabka DHalinyarda Gobolka Iyo Masuulinta Heer Qraan Ee Xisbiga Wadani

Waxaa Ugu Horeentii Halkaasi Ka Hadlay Masuulinta Masuulintan KaleDuwana Ee Xisbiga Wadanni Wxaay Sheegeen Iney Diyaar U yihiin Is Gara Istaagaa DHalinyarda Dalka

Waxa Iyaguna Halkaasi Ka Hadlay Qaar Kamida Ururka Dhalinyarada Sado Waxaay Si Gaar Ugu Mhad Celiyeen Ibraahin Addan Dubad OO Qalabsan Soo Dhaasieyy Iyo Xibga Wadani

Madax Siyaasada Iyo Tignoolojiga Ee Xisbiga Mucaraada Ah Ee Wadani Ibraahin Addan Dubad Collad Ayaa isaguna Tilmamay U Jeedada Ku Kaliftay In dhalinyradan Qalabkan Soo Gaadhsiiyo

Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aaadan(Koronto)
Burco/Office
Contact:Koronto935@gmail.com