War Deg Deg Ah:Xubo Uu Hogaaminayo Xoghayihii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Iscasiley maxaase Sababay?

0
Sunday September 11, 2016 - 20:13:06 in by Burco Office
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Xubo Uu Hogaaminayo Xoghayihii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Iscasiley maxaase Sababay?

    Xoghayihii Fulinta Xibiga Wadani Ee Gobolka Togdheer iyo Xubo Culus oo Miisaan Kulahaa Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Ayaa Hada Ku Dhawaaqay Iney Iska Casileen Xisbigaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayihii Fulinta Xibiga Wadani Ee Gobolka Togdheer iyo Xubo Culus oo Miisaan Kulahaa Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Ayaa Hada Ku Dhawaaqay Iney Iska Casileen Xisbigaas


Waxayna Warbaahinta Hada Ugu Warmeen Hotel Abco Ee Magaalada Burco
Waxay Ku Sifiyeen Iney Xisbga Wadani Ay U kala Garan wayeen inuu muxaafid Yahay Iyo In Kale

Waxaana Xubnaha Cadeen Ilaa Haa Meeshey Ku Biirayaayaan Maadaba Ay Iska casileen Xisbigii AY Kadia Ahaayeen Ee Wadani


Goor DHaow Daawo Muuqal Warkaas Oo Isha Ku Hay Afkashacabka



Cabdirisaaq Cabdilaahi Adan (KORONTO)
Burco/Office