War Deg Deg Ah:Maayira Magaalada Burco Hada Ka Baxay Magaalada Burco Xagee Buu Uga Baxay Iyo Xaalada Gobolka Togdheer Oo Kacsan

0
Saturday September 17, 2016 - 15:32:36 in by Burco Office
  • Visits: 1275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Maayira Magaalada Burco Hada Ka Baxay Magaalada Burco Xagee Buu Uga Baxay Iyo Xaalada Gobolka Togdheer Oo Kacsan

    Burco(AFKA)Maayir Magaalda Burco Maxamed Muraad ayaa Goor Dhaweed Ka Baxay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Maayir Magaalda Burco Maxamed Muraad ayaa Goor Dhaweed Ka Baxay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka togdheer

Wxaaanu U Baxay Deegaanka Koonfurta Magaalada Burco Gaar ahaan Godarka Oo Ahaa Deegaankii Xalay Fiidkii Lagu Diley Nin Xoolo dhaqata Waxaa Mayirka Walinayaa Qaar Kamida Sarkaashii Ciidanka Booliska Togdheer Oo Waxaayna Bulshada Deegaankaasi Ugu Baaqeen Iney Ilaashadaan Nabada Galyada

Waxaana Xusid Mudan Gudoomiyha Gobolka togdheer Isna Saaka u Baxay Deegaanka Waqooyiga Burco Oo Deegaanadaasi Ku Soo Boorinaayo Sidii Loo Ilaashan Laha Nabad Glayada

Maayirka magaalada Burco Maxamed Muraad Ayaa Ku Halan Sidii Aan Wax Dambe Oo Nabad Galyada Wax yeelaya Aaney U Dhicin Lahayn

 

Xaalada Guud Gobolka Togdheer Ayaa Si Badashay Tan Iyo Markii Xalay Fiid kii Nin Xoolo Dhaqata Ahi Lagu Diley Deegaanka Godarka Ee Koofurta Magaalada Burco Waxaana Gudaha Magaalada Burco Laga Dareemaya In Xaalada Gobolku Si Weyn isku badashay Jawiga Mgaalada Burco

 

Ayaanle Xasan Saleebaan (Bii'em)

Burco/Office