Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Arab Bari

0
Friday June 06, 2014 - 23:18:02 in by salman abdi
  • Visits: 1101
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Arab Bari

    Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Arab Bari Maxmed Ismaacil Jamac {Foolgaawe}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Arab Bari Maxmed Ismaacil Jamac {Foolgaawe}

Aniga oo ah Eng Cabdirisaq Cabdilahi Celmi iyo Dhamaan Ilma Cabdilahi Celmi  oo kale Dafaha Dunida Maxmed Ismaacil Jamac {Folgaawe}  oo Shalay Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Ceesha oo 10km Dhanka Waooqyi ka xigta Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Toghdheer  waxana halkan salaan  iyo Hanba lyo iyDuco Baladhan uga Dirayaa Suldaanka  Cusub oo aan layahay Ilahay Haka dhigo kii lagu nasta ee anfaca Dalka iyo Dadkiisa ee Gaadhsiyaa Dadki Doortayna Hormar  ialahayna Hakula Garab galo xilkan Culus ee Lagu Igmada Amiin Amiin Amiin