Daawo Wiil Danyar Ah Oo Gabadh Jeclaaday Oo Duruufuhu Ku Qasbeen Inuu Kalidiisa iibiyo Si Uu Gabadhaasi Uhanto ?

0
Saturday September 17, 2016 - 16:53:35 in by Burco Office
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Wiil Danyar Ah Oo Gabadh Jeclaaday Oo Duruufuhu Ku Qasbeen Inuu Kalidiisa iibiyo Si Uu Gabadhaasi Uhanto ?

    Gabadha ayaa mudo kadib Wiilkii Culays ku saartay sidii uu Xaaskiisa uga dhigan lahaa oo u Meher san lahaa, waxayna taasi keentay in Wiilka oo Qoyskoodu ay Sabool ahaayeen, uu Jacaylkiisa Dartiis u iibiyo Kelidiisa, Isagoona aan cidna u sheegin, Inta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadha ayaa mudo kadib Wiilkii Culays ku saartay sidii uu Xaaskiisa uga dhigan lahaa oo u Meher san lahaa, waxayna taasi keentay in Wiilka oo Qoyskoodu ay Sabool ahaayeen, uu Jacaylkiisa Dartiis u iibiyo Kelidiisa, Isagoona aan cidna u sheegin, Intaasi kadibna dalka kusoo noqday oo guursaday Gabadhii.
Intaasi kadib Wuxuu alle kala siiyey Wiil, Waxaana Wiilkii Xaaskiisa Kelida u saaray lasoo gudboonatay Xaalad Caafimaad, Iyadoona markii dhakhtarka la dhigay uu Waalidkiisa iyo Xaaskiisa u sheegay sidii wax u dhaceen, waxaana intaasi kadib Xaaskiisu go’aan ku gaadhay inay u saarto Kelida, Hasayeeshee Dhakhtarkii ayaa wuxuu sheegay inuu Labadii Qaliin ee uu galay aanu ka badbaadi doonin, Gabadhii Qisadu ka dhacday ayaa Ogolaatay in lasoo bandhigay waxayna uga Warantay Abwaan C.risaaq Xaamud Jaylaani.