Daawo:Nin Middi ku hubeesan oo Weerar ka geestay Xarun Ganacsi oo kutaala Minnesota +Sawiro

0
Sunday September 18, 2016 - 13:21:44 in by Burco Office
  • Visits: 911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Nin Middi ku hubeesan oo Weerar ka geestay Xarun Ganacsi oo kutaala Minnesota +Sawiro

    Nin Midi ku hubeesnaa kuna dhawaaqayay Kalmada Allahu Akbar ayaa weerar ka geestay xarun ganacsi oo kutaala magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Midi ku hubeesnaa kuna dhawaaqayay Kalmada Allahu Akbar ayaa weerar ka geestay xarun ganacsi oo kutaala magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka .
Inta la xaqiijiyay 8-qof ayaa dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen weerarkan loo adeegsaday middida , booliiska ayaa la sheegay in markii dambe ay toogteen ninka weerarka ka dambeeyay oo xirnaa dharka ay xirtaan shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee amaanka ka shaqeeya.

Taliyaha booliiska magaalada St Cloud , Blair Anderson, ayaa sheegay in nin midi ku hubeesan uu weerar ka geestay xarun ganacsi oo lagu magacaabo Crossroads Mall , uuna halkaasi ku dhaawacay 8-qof oo ku sugnaa xauntaasi.


Dhacdadan ayaa imaaneysa xili qarax ay ku dhaawacmeen dad ka badan 20-qof uu ka dhacay magaalada New Yourk ee dalka Mareykanka, waxaana dhacdooyinkan cabsi badan ka abuureen dalka Mareykanka.