Daawo:Jaamacada Golis Fareecada Magaalada Burco Oo Shacisey Qaadashada Arday Sanadkan Ka Soo Baxday Dugsiyada Sare

0
Sunday September 18, 2016 - 17:58:53 in by Burco Office
  • Visits: 747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Jaamacada Golis Fareecada Magaalada Burco Oo Shacisey Qaadashada Arday Sanadkan Ka Soo Baxday Dugsiyada Sare

    Waxbarashadu Waa Furaha Aqooneed Iyo Nolaeel Ee Bulsho Ku Gaadho Horumar Jaamacada Golis Fareecada Magaalada Burco Ayaa Shaacisey Iney Qaadeysa Arday Cusub Ee Sanadkan Ka Soo Baxay Dugsiyada Sare Gudoomiyha Jaamacada Golis Fareecada Magaalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxbarashadu Waa Furaha Aqooneed Iyo Nolaeel Ee Bulsho Ku Gaadho Horumar Jaamacada Golis Fareecada Magaalada Burco Ayaa Shaacisey Iney Qaadeysa Arday Cusub Ee Sanadkan Ka Soo Baxay Dugsiyada Sare Gudoomiyha Jaamacada Golis Fareecada Magaalada Burco

 Cabdixaiin Maxamed Cabdilaahi Ayaa Sheegey Iney Sanadkan Bilowday Qadaashada Arday Ee Soo Galaaya jaamacada Golis Wxaanu Tilmaamey Iney Aray Jamaacdu U Diraaariyeen Fulcay Duwan Waxaa Ugu Bushaarey

Gudoomiyha Jaamacada Golis Fareecada Magaalada Burco Cabdixaiin Maxamed Cabdilaahi AYaa Soo Bandhigey Iney Jaamacada Bixineyso SHaahaado Caalami ah Iyo DHisme Cusub Oo AY Jaamacdu bixineyso

 

Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aadan (Koronto)

Burco/Office

Contact:Koronto935@gmail.com