Nuxurka Lagu Soo Afmeeri Doono Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye Oo la Shaaciyay.

0
Saturday June 07, 2014 - 03:37:19 in by London Office
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Lagu Soo Afmeeri Doono Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye Oo la Shaaciyay.

    Nuxurka Lagu Soo Afmeeri Doono Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye Oo la Shaaciyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Lagu Soo Afmeeri Doono Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye Oo la Shaaciyay.
Nuxurka Lagu Soo Afmeeri Doono Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye Oo la Shaaciyay.Wararka hordhaca ah ee ay helayso Shabakada wararka ee Caalamigaa Afkashacbka.com ayaa sheegaya in dhawaan Golaha guurida somaliland oo dhexdhexaad ka ah Khilaafka xisbiga kulmiye soo afjari doonaan, waxaana kamid ah Qodobada hordhac ah ee lagu heshiinaayo in Musharaxa xisbiga kulmiye loo daayo madaxwayne Axmed Siilanayo Iyo ku Xigeenkiisa cabdiraxmaan Saylici ,muuse biixi cabdi na noqdo Gudoomiyha xisbiga kulmiye ee shanta Sano ee soo socda.



Warkan ayaa waxaa noo xaqiijiyay ilo u dhuun daloola Gudoomiyha xisbiga kulmiye muuse biixil cabdi, ilaa hadana lama garanaayo in ay ku qanceen madaxwaynaha Iyo muuse biixi arinkan lakii maalmaha Fooda inagu soo hayaayaa Golaha guurtada shaacin dooaan.