Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Maayir Burco Oo Si Waa Jir U Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Deegaanka Xood Iyo Xayira Ee Gobolka Togdheer

0
Thursday September 22, 2016 - 01:20:03 in by Burco Office
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Maayir Burco Oo Si Waa Jir U Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Deegaanka Xood Iyo Xayira Ee Gobolka Togdheer

    Burco(AFKA)gudooomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aaadan Qabyatire Iyo Wefti Balaadhan Oo Hogaamineyey Oo Ay Ka Ahaayen maayirka Degmada Burco Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Togdheer Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)gudooomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aaadan Qabyatire Iyo Wefti Balaadhan Oo Hogaamineyey Oo Ay Ka Ahaayen maayirka Degmada Burco Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Togdheer Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco

AYaa Si Rasmi U Dhagax Dhigey Xraun Mch Iyo Saldhi boolis Oo Lag Hir Galindoono Degaanka Xoog labadan Mushruuc Oo Ay Xukumada Somaliland Fuliseyso Deegaanka xoog Ayaa Waxa Si Weyn U Soo Dhaweeyey Cuqaashada iyo wax garadka Deegaankaasi Wxaana Hadalo Kamida ahaa

Xildhibaan Nuux Madax Xuseen Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Demada Burco Aya Sheegay Iney Taageero Buuxda La Gaarab Si Taagi Doona Sida Masharaaci Horumarineed Looga Hir galin Lahaa Deegaankaasi

Gudoomiyha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aaadan Qabyatire Iyo Maayirka Degmada Burco Iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Togdheer Ayaa Sheegay Iney Ka Go’an Tahay Sida Loo Laban Lahaa Sida Looga Hir alinalaah Mahsriic horaimeen degankan Xoog

Dhanac Kale Wefti Balaadhan Ee Uu Hogaamineyey gudooomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aaadan Qabyatire Ayaa Dhaax dhigey Dhismaha Dugsi Boodhin AH OO Lag Hir galinaayo Deegaanka Xayira Kaas Oo Hir Gleinaya Qurboog Deeaankaasi