Labatan Iyo Sideed Qof Oo Ku Dhintay Weerraro Lagu Qaaday Garoonka Diyaradaha Magaladda Karachi Ee Wadanka Pakistan.

0
Monday June 09, 2014 - 22:38:00 in by salman abdi
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labatan Iyo Sideed Qof Oo Ku Dhintay Weerraro Lagu Qaaday Garoonka Diyaradaha Magaladda Karachi Ee Wadanka Pakistan.

    Daalibaanka Pakistaan ayaa sheegay inay weerarka ku qaadeen garoonka diyaarada ee Karachi, halkaas oo ay ku dhinteen labaatan iyo siddeed qof oo ay ku jiraan toban mintidiinna.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daalibaanka Pakistaan ayaa sheegay inay weerarka ku qaadeen garoonka diyaarada ee Karachi, halkaas oo ay ku dhinteen labaatan iyo siddeed qof oo ay ku jiraan toban mintidiinna.


Weerarka oo bilaabmay Axadii habeenimo, markiii niman hubaysan ay soo weerareen meesha loo isticmaalo xamuulka iyo diyaaradaha gaarka loo leeyahay ayaa dhamaaday waxana ilaa imika xayiran garoonka diyaraddaha caalamiga ah ee karaaji.

Masuuliyiinta ayaa sheegay inay garoonka la wareegeen subaxnimadii, laakiin ugu yaraan laba qarax oo aad u xoog badan ayaa gil gilay garoonka waxana lagu soo dadiyey ciidamadda gurmadka degdega ah.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in garoonka la furi doono saacadaha soo socda balse arintaasi ayaan ilaa imika suura galin waxana markii qaraxu ka dhacay garoonka is qabsaday qiiq cirka isku shareeray iyo olol.




Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

Contact@afkashacabka.com