Dhalinyaro iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer Oo Taageeray Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Aqoonyahan Ibraahim Daahir Dubad

0
Saturday October 08, 2016 - 10:37:40 in by Burco Office
  • Visits: 983
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer Oo Taageeray Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Aqoonyahan Ibraahim Daahir Dubad

    Burco(AFKA)Aqooon Yahay Iyo Dhalinyaro gobolka togdheer Ayaa taageeray musharaxa gudoomiyaha xisbiga waddani aqoonyahan ibraahim daahir dubad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Aqooon Yahay Iyo Dhalinyaro gobolka togdheer Ayaa taageeray musharaxa gudoomiyaha xisbiga waddani aqoonyahan ibraahim daahir dubad

Oo Dhawaan Shaaciyye Inuu Yahay MusharAX u Tartami Doona Jagada Uu Baneen Doono Gudoomiye Ciro Markaga La Gaadho Shr Golaha Dhexe Ee Xisbiga Wadani
WAR-SAXAAFADEED nuqulka mid ah war-saxaafadeedkan oo soo gaadhay Xarunta wararka ee shabakada Afka shacabka waxaanu u Qornaa sidan:- Jamhuuriyada somaliland uJeedo: saxaafadeed
Anagoo ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka ku saxeexan war-saxaafadeedkan . Waxaanu soo dhawaynaynaa musharaxnimada aqoonyahan ibraahin Daahir dubad uu ku dhawaaqay dhowaan inuu u sharaxan yahay gudoomiyaha xisbiga waddani, aad iyo aad ayaanu u soo dhaweyneynaa musharaxa dhalinyarada ah waana mid naga go'an in aanu u muujino taageero mug leh wax kastana waanu u huraynaa hiil iyo hooba, waxa kale oo xusid mudan hogaanka WADDANI oo muujiyey in xisbiga waddani uu yahay xisbi la wada leeyahay oo aan cidna kooto ugu xidhnayn, waxa la gaadhay xiligii ay dhalinyaradu hogaamin lahayd asxaabta qaranka, musharax ibraahim daahirna waa nin aqoonyahan ah oo hogaamin kara xisbiga waddani mar labaad waxaanu u rajeyneynaa musharaxa iyo xisbiga waddani Guul iyo horumar Hoose Ka Akhriso Magacyada dhalinyarada iyo aqoonyahanka
1. Eng mustafe yuuruf maxamed
2.maxamed aadan maxamed
3.Jaamac geele qaalib
4. Xamse cismaan siciid
5. Axmed cisman xuseen
6c/lahi A. Abokor
7. Deeq muse maxamed
8.Cali Siciid Rooble Cali Bagaase
9 Eng Daa’uud Jaamac Ibraahun
10:Maxamed Cabdi Cali
10.Jaamac Saalax Muxumed
Wa Bilaahi Tawfiiq