Golaha Wakiillada Shacabka Ee Ethiopia Oo Ka Dooddaaya Miisaaniyada Sanadka 2007

0
Tuesday June 10, 2014 - 07:15:19 in by salman abdi
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiillada Shacabka Ee Ethiopia Oo Ka Dooddaaya Miisaaniyada Sanadka 2007

    Waxaa Guriga Golaha Wakiillada Shacabka ee Xarunta Adis ababa ka furmay shir uu Goluhu kaga wada-hadlayo Ansixinta Miisaaniyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Guriga Golaha Wakiillada Shacabka ee Xarunta Adis ababa ka furmay shir uu Goluhu kaga wada-hadlayo Ansixinta Miisaaniyada
 Waxaa Guriga Golaha Wakiillada Shacabka ee Xarunta Adis ababa ka furmay shir uu Goluhu kaga wada-hadlayo Ansixinta Miisaaniyada cusub ee sanadka 2007 T.I. Waxaa la sugayaa wasiirka maaliyada iyo dhaqaaaha JDFI mudane Sufyan Axmed inuu soo bandhigo faahfaahinta miisaaniyada cusub ee sandka 2007 taasoo ay dhawaan kasoo wadahadleen golaha wasiirada shikii 12 ee ka dhacay 04 jun Adhis Ababa.

Golaha Wasiirradu waxaa ay kulankii 12 ee dhawaanta ka dhacay Adis ababa ku qor sheeyeen Miisaaniyada 2007 oo dhan 178.6 bilyan oo Birr. waxaana wakhti xaadirkan golaha wakiiladu lafa gurayaa

miisaaniyaadaas ay soo gudbiyeen Golaha wasiiradu. Miisaaniyada sanadka cusub (2007) ee fooda inagu soo haysa ayaa wuxuu kabadanyahay miisaaniayada sanadkan dhamaaday boqolkiiba 1





Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
contatct@afkashacabka.com