Bi' Waa Aqooney Miyaan Laguba Ayeen Mise WaxaaD Badi Goobtaa Dulkii Kugu Shaqeen Lahaa ?

0
Saturday June 14, 2014 - 16:36:32 in by Super Admin
  • Visits: 1207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bi' Waa Aqooney Miyaan Laguba Ayeen Mise WaxaaD Badi Goobtaa Dulkii Kugu Shaqeen Lahaa ?

    Midowgii Somali Weyn Ee Aynu Danta Modnay Markii Hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowgii Somali Weyn Ee Aynu Danta Modnay Markii Hore

Tanyo Markii Uu Qabsaday Dalka Xisbul Xaakimka Imika Hogaminaya Jamhuriyada Somaliland kulmiye Waa xisbi siyaasi waddani ah oo la asaasay bishii May ee sannadkii 2002. Ujeeddadiisuna tahay sidii Somaliland ay u gaadhi lahayd himilooyinkeeda ay ka midka yihiin inay ka mid noqoto dunida xorta ah ee dimoqraadiga ah. Xisbiga KULMIYE bishii Diisambar ee 2002 ayuu ku guulaystay kaalinta labaad ee tartankii doorashooyinkii degaamda Jamhuuriyadda Somalilnd taasoo uu kaga mid noqday saddexda xisbi ee qaran ee sharciga aha Waxba Yanan Ku Talax Tegin Tarikhda Xisbiga Guunka ah Ee Gundhiga Ay Utahay Dimoqraadiyadu Marka Hore Waxan Tacsi Udirayaa Dhamaan Inta Ila Fikirka ah Kaygoo Ah Bi’iWaa Aqooney Miyaan Laguba Ayeen Mise WaxaaD Badi Goobtaa Dulkii Kugu Shaqeen Lahaa ? Waxan Uga Jedaa Tan Iyo Intii Somaliland Ka Dhiidhiday Midowgii Somali Weyn Ee Aynu Danta Modnay Markii Hore Markaynu Aragnay Arxan Daradii Keligii Taliyii Alle Uma Naxaristankii Siyaad Bare Ee Aynu Gogol Dhiganay Somaliland Waxaynu Samaynay Horu Mar Baxad Iyo Balac Bale Taas Oo Sababtay In DadkA Somaliland Ku Nool DHamaantood Ahadaan Dad Aqoon Leh Hadaba AYnu Is waydino Maxaa Kenay Horumarkan Iyo Aqoontan Alle Ayaa Leh Mudnaanta Kobaad Marka Xigta Waxa Iska Leh Xisbil Xaa Kimka Kulmiye Oo Geed Dheer Iyo Geed Gaban Ba Ugu Istagay Tageen Waxa Sobaxayee Mudoyinkii Danbe In Mujahid Dr Ahmed Mohamed Mahamoud Silanyo Alle Danbigiisa Hadhafee Musharax Yahay 2015 Waxan Ka Milicsanayee Saxafada Madax Banan Dad Ka Qaar Ka Leh Silanyo Waxuu Noqday Siyaad Dhimay Silanyo Dhalay Waxay Tasi Micnaheedu Tahay Aqoon La Aan Iyo Qabiil Naceeb Waxan Anigu Leyahay Mah Mah Somaliyeed Ayaa Aheed ILow Sho Dhawaa Ma Umul Baa Waxan Uga Socdaa Taas Markad Ledahay Muwaadin Silanyo Iyo Siyaad Bare Ayaan Is Dhinac Dhigayaa Waxad Tahay Qof Aan Ku Sales Nen Qadiyad Waxa Aan Le Yahay Runtii Waa Wax Laga Xumaado Waxba Yanan Ku Talax Tegin Waxan Ku So Gaba Gabenayaa Hanbalyo Ku Socota Golaha Guurtida Somaliland Oo Xal U Helay Khilaafki Xisbil Xaakimka Somaliland Oo Intii Ugu Danbeysee Ka Dhex Alosantay Khilaaf Ku Saleysnaa Wax Isu Sheeg Gacal Iyo Sokeeye Waxan Hanbalyo Udirayaa Labada Garab Ee Ay Kala Hogaminayeen Dr Ahmed Silanyo Iyo Muuse Biixi Oo Galay Baal Dahab Ah Kadib Markay U Dhag Tageen Xalintii Golaha Guurtida Waxan Hubaa In Dad Faro Badan Ay KA XuMADEEN Kana Naxay Waxan Hubnaa In Dad Faro Badani Tagan Yiin Halkii Qofka Laga Shidi Jiray Jinka Lakiin Manta Qaar Faro Badan Oo Ah Gudaha Somaliland Rabaan In Laga Shido Beenta Iyo Xaqirada Wax Qabadka Dawlada Uu Hogaminayo Dr Ahmed Silanyo Waxan Leyahay Muadane : Madaxweyne Wanu Ku Codaynaynaa Kuguma Codaynayno Qabyalad Qof Jaceel Cadifad Iwm Lkn Waxanu Kugu Codey Naynaa Cadalad Ku Salaysan Wax Qabad Iyo Hurumar Tigsi Citiraaf 

Weriye Idiris Maxamed Dabshid 
002522_4672492 002527_9194724 

Alla Mahad Leh