Suuqa Kala Iibsiga: Lionel Messi Oo Lagu Baadi Goobayo Nus Billion Lacag Ah, Horyaalkee Laga Doonayaa?

0
Friday December 16, 2016 - 09:03:38 in by Burco Office
  • Visits: 1043
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kala Iibsiga: Lionel Messi Oo Lagu Baadi Goobayo Nus Billion Lacag Ah, Horyaalkee Laga Doonayaa?

    Sida ay qorayaan saxaafadda Spain koox ka dhisan dalka Shiinaha ayaa dooneysa iney afduubto heshiiska cusub oo uu Lionel Messi u saxiixi lahaa Barcelona madama ay diyaar u tahay iney ku iibsato Nus Billion lacag ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay qorayaan saxaafadda Spain koox ka dhisan dalka Shiinaha ayaa dooneysa iney afduubto heshiiska cusub oo uu Lionel Messi u saxiixi lahaa Barcelona madama ay diyaar u tahay iney ku iibsato Nus Billion lacag ah.

Xidigaan heerka caalami ee qaranka Argentina ayaa la hadal hayaa inuu heshiiska u kordhin doono Barcelona, oo uu ka mid ahaa tan iyo 13-jirkiisii, balseHebei China Fortune kooxda la yiraahdo ayaa diyaar u ah iney Lionel Messi kusoo jiidato lacago aad u fara badan.


Wararka qaar ayaa sheegaya in qorshahaan uu ka dambeeyo macalinkii h--e Manchester City Manuel Pellegrini, balse waxa ugu weyn ee Messi ku kalifi karta inuu Shiinaha aado waxey tahay in sanadkii loo balan qaaday aduun dhan 100 Malyan oo Euro.