Hambalyo Meherka samiira ahmed diiriye iyo mukhtaar maxamed daahir Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada hargeysa

0
Saturday June 21, 2014 - 09:34:30 in by Super Admin
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meherka samiira ahmed diiriye iyo mukhtaar maxamed daahir Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada hargeysa

    Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan Waxay Hambalyo Bogaadin Kal Iyo Laab Ah Udirayaan Boqorka Iyo Boqorada Lamaanaha Gayaankooda Idilkii Iska Doortay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan Waxay Hambalyo Bogaadin Kal Iyo Laab Ah Udirayaan Boqorka Iyo Boqorada Lamaanaha Gayaankooda Idilkii Iska Doortay


Waa samiira ahmed diiriye iyo mukhtaar maxamed daahir Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada hargeysa garahaan huteel kaah Waxanay Ilaahay Uga Baryaan Inay Noqdaan Kuwii Isku Waara Ubad Kheyr Qabana Kala Hela 

 

aamiin amiin amiin 

 

GUURKIINANA SOO DEDEJIYA” 
 

Ayaan ali xasan 

Rashiid maxmed dheeg 
Dayib cabdi xirsi
Murq liqe axmed 
King abdale 
Abdikhaliq diiriye cawed
Amare gaagale
Dalmar ilkacase
Mubaarig maxamed daahir
Eng maxmed ahmed dahir
Ducaysane xiis cabdi
Amb abdirisak diinari ahmed
Nasra maxamed 
Maxamed awkoonbe
Bashiir xaji ibraahim

 

ALLA MAHAD LEH