Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wasiirka Caafimaafka Somaliland Oo soo Gaadhay Magaalada Burco

0
Saturday June 21, 2014 - 09:41:44 in by Super Admin
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wasiirka Caafimaafka Somaliland Oo soo Gaadhay Magaalada Burco

    Wasiiradda wasaaradaha Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye iyow asiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa caawa soo gaadhay Burco,iyago subaxa sabtida Mashaariic Dhagax dhigi doona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiradda wasaaradaha Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye iyow asiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa caawa soo gaadhay Burco,iyago subaxa sabtida Mashaariic Dhagax dhigi doona


Safarka labada wasiir war faahfaahsan lagama hayo, hase yeeshee wararka laga helayo ayaa sheegaya inay u sii dhaafi doonaan illaa degmadda Qorulugud Iyo buuhoodle deegaamada ka sukeeya ee dayacana xawaare ku dhaafi donaan halkaas oo la filayo inay dhagax dhigi doonaan mashaariic Horumarineed oo loogu talogalay dadka Deegaankaas degan.

Labada Wasiir oo ka kicitimay magaaladda Hargeysa ayaa la sheegay inay ku sii hakadeen magaaladda Berbera, halkaas oo la filayey Xukuumaddu inay mashaariic kale ka hirgaliso, balse waxa lagu soo waramayaa khilaaf ka dhashay mashruucaas dartii in ay Xukuumaddu baajisay safar ay ku tagi lahayd.

Si kasta ha ahaatee waxa muuqda tartan mucaaradka iyo xukuumadda u dhaxeeya, kaasoo ka dhashay Ololayaasha siyaasadeed ee ay labada dhinac mid waliba ku doonayso inay taageero ka hesho dadweynaha, gaar ahaan Xisbiga Wadani oo ay masuuliyiintiisu ku sugan yihiin Burco ayaa tartanka ugu badani ka dhaxeeyaa Xukuumadda Xilligan talada dalka haysa oo wax badan oo la Taaban Karo ka qabatay arimaha bulshada walina wax kale hadhsan yihiin.




Afkashacabka.com

Burco /Office

Contact@afkashacabka.com