Daawo Sawirada :Madaxweyne Bulshadiisa U Xamaalay Deeq Raashin Iyo Biyo Ah UU Siday Iyo Dareenka Ka Dhashay

0
Tuesday December 20, 2016 - 16:02:24 in by Burco Office
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada :Madaxweyne Bulshadiisa U Xamaalay Deeq Raashin Iyo Biyo Ah UU Siday Iyo Dareenka Ka Dhashay

    Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Ayaa Socdaal La Magac Baxay Allo Jilaalka Gu Noga Yeel Ku Maraayey Deegaanada Ka Tirtsan Degmada Gaashamo Waxaan Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar La Qayb Saday SHacbka Uu Madax U Yahay Diifta Iyo Haraad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Ayaa Socdaal La Magac Baxay Allo Jilaalka Gu Noga Yeel Ku Maraayey Deegaanada Ka Tirtsan Degmada Gaashamo Waxaan Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar La Qayb Saday SHacbka Uu Madax U Yahay Diifta Iyo Haraadka Waxaanu Bulshada Tusay Iney Wax Loo Qaado Islarkaas U Xamaalay Deeq Raashin Iyo Biyo Ah Oo Dadka Abaaruhu Hayaan U Siday Waxaana Bulshada AFka Somalaga Ku Hadasha Soo Jiitay Sawiradaas









Cabdirisaaq Cabdilaahi SH Aadan (Koronto)
Burco/Office
Contact:Koronto935@gmail.com