Fadeexado Hadheeyey Shirkii Dhalinyarada KULMIYE Iyo 50-tan Jiro Lagu Sheegay Dhalinyaro Oo Madasha Soo Camiray + Lacagta Ku Baxday

0
Tuesday December 20, 2016 - 16:27:30 in by Burco Office
  • Visits: 1042
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexado Hadheeyey Shirkii Dhalinyarada KULMIYE Iyo 50-tan Jiro Lagu Sheegay Dhalinyaro Oo Madasha Soo Camiray + Lacagta Ku Baxday

    Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ayaa Maalintii Shalay Ahayd Hargeysa ku soo gunaanaday shir lagu sheegay shirkii dhalinyarada Xisbiga KULMIYE k, balse umuuqda inuu ahaa shirkii waayeel Xisbiga KULMIYE, kadib markii ay soo xaadireen dad da'd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ayaa Maalintii Shalay Ahayd Hargeysa ku soo gunaanaday shir lagu sheegay shirkii dhalinyarada Xisbiga KULMIYE k, balse umuuqda inuu ahaa shirkii waayeel Xisbiga KULMIYE, kadib markii ay soo xaadireen dad da'doodu ka weynayd 40-tan sano jiro, kuwaas oo lagu sheegay in ay yihii garabkii dhalinyarada Xisbiga KULMIYE.

Shirkan Waayeelka Xisbiga KULMIYE ayaa  lagu soo gunaanaday Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka soo qayb-galay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Xukuumadda iyo Xisbigeeda,iyadoo shirkan ay fadhiyeen dad kontan jiro ah , kuwaas oo lagu sheegay in ay yihiin garabkii dhalinyarada KULMIYE, balse waxa ahayeen dad waayeel ahaa.

 

Dhanka kalena Xukuumadda KULMIYE ayaa shirkan Waayeelka KULMIYE ku bixisay qarasha aad u tiro badan, iyadoo ay Tv-yada si toos ah u soo tebinayeen,iyadoo la sheegay in xukuumaddu ay shirkaasi ku bixisay lacag kor u dhaaftay sadex boqol oo kun oo dollarka Maraynka ah,waxaana xusid mudan lacgataas ay ku bixisay xukuumdda KUMIYE shirkan iyo weliba xafladaha kale ee waraabe u taaga ah looga baahnaa in ay abaaraha ku bixiso,

 

 

Isku soo wadda xooriyoo shirkan ayaa ahaa shirkii waayeelka Xisbiga KULMIYE, balse muu ahayn shirkii dhalinyaradaXisbiga KULMIYE, waxaan xusid mudan in dadka lagu sheegayey dhalinyarada KULMIYE ay da'doodu ka weynay 40-yan sano jiro



Image may contain: 9 people, people sittingImage may contain: 16 people, people sitting and suitImage may contain: 10 people, people standing, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people on stage and people standing

Image may contain: 16 people, people sitting and suit


Image may contain: 12 people, people standing and crowd





Image may contain: one or more people and crowd


Image may contain: 4 people, people standing and text