Daawo:"Abaaar Soo Eeg Kamay Ahayn Madaxweynaha e Kaambayn Bay Ahayd 50 Baabuur Ba Is Daba Yaacay...."Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

0
Tuesday December 20, 2016 - 20:08:43 in by salman abdi
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Abaaar Soo Eeg Kamay Ahayn Madaxweynaha e Kaambayn Bay Ahayd 50 Baabuur Ba Is Daba Yaacay...."Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

    Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharax Madaxweyne Ee Xisbigaas Ayaa Munaasibada Tobaadki Hore Kaga Qayb Galay Magaalada Hargeysa Ayaa Waxa Uu Xukumada Xisbiga Kulmiye Ku Edeyey Iney Dalka Oo Abaaro Ka Jiraan inta Badan AY K aWadaan Kaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharax Madaxweyne Ee Xisbigaas Ayaa Munaasibada Tobaadki Hore Kaga Qayb Galay Magaalada Hargeysa Ayaa Waxa Uu Xukumada Xisbiga Kulmiye Ku Edeyey Iney Dalka Oo Abaaro Ka Jiraan inta Badan AY K aWadaan Kaambeen Faysal Cali Waraabe Waxa Uu Si Gaar U SHeegay Sfarkii Madaxweyne Siilanyo Ku Soo Maray Gobolada Bariga Uu Ahaa Kaamben Iyo Mid Madaxweyne Ku Xigeenku Tagay Magaalada Borame



Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aadan (Koronto)
Burco/Office
Contact:Koronto935@gmail.com