Dawladda Turkiga Oo Codsi U Gudbisay Xukuumadda Somaliland Iyo Jawaabta Madaxweynaha.

0
Saturday December 24, 2016 - 14:50:44 in by salman abdi
  • Visits: 896
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Turkiga Oo Codsi U Gudbisay Xukuumadda Somaliland Iyo Jawaabta Madaxweynaha.

    Dawlada Turkiga ayaa waxaa ay xukuumada Somalilanday ka codsatey in ay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maal galiyo siyaasi lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Turkiga ayaa waxaa ay xukuumada Somalilanday ka codsatey in ay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maal galiyo siyaasi lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay

 ee dalka Turkiga ka dhacay Mr.Fethullah Gulen .


Wafti uu hogaaminayo Danjire Olgan Bekar oo ah safiirka Turkiga u jooga Somaliya oo uu weheliyey gudoomiyaha gudida arimaha dibada ee baarlamaanka Turkiga Xildhibaan Dr. C. Kani Torun oo isna hore u ahaa safiirka Turkiga ee Moqdisho ayaa sirasmi ah xukuumada Somaliland uga codsadey in ay xidhi dugsigaas

Iyaga oo balan qaaday in ay buuxinayaankaalinta wax barasho ee Dugsiga Nile Academy baneeyo .

Ilo Xog ogaal ah ayaaa Geeska Africa u sheegay in xukuumada Somaliland diblumaasiyiintan Turkiga ah ugu jawaabtey in ay ka war sugaan muddo laba todobaad ah iyaga oon la kala garan karin in ay xukuumadu xidhi doonto mudada ay u qabatey dawlada Turkiga iyo inat mar kale ka gaws adeygi doonto .

Xukuumada Somaliland ayaa hore u cadeysay inaanay xidhi doonin dugisigan maadama oo aanu wax danbi ah ka galin dalka Somaliland .

Lakiin waxaa muuqata in dawlada Turkigu dooneyso in ay Somaliland saarto cadaadis Diblumaasiyadeed si loo xidho dugsigan