Daawo:Muuse Biixi Oo Eedeymihi Ugu Cuslaa U Soo Jeediyey Dhigiisa Cabdiraxmaan Ciro , Kana Cararay Mobiladii Uu Sitey Isaga Oo Diidan Su,aalaha Warbaahinta

0
Sunday December 25, 2016 - 17:55:05 in by Burco Office
  • Visits: 1142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Muuse Biixi Oo Eedeymihi Ugu Cuslaa U Soo Jeediyey Dhigiisa Cabdiraxmaan Ciro , Kana Cararay Mobiladii Uu Sitey Isaga Oo Diidan Su,aalaha Warbaahinta

    Hageysa (AFKA):- Gudoomiyaha xisbiga mucaafidka ah ee Kulmiye isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Muj Muuse Biixi ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u soo jeediyey dhigiisa Cabdiraxmaan Ciro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hageysa (AFKA):- Gudoomiyaha xisbiga mucaafidka ah ee Kulmiye isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Muj Muuse Biixi ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u soo jeediyey dhigiisa Cabdiraxmaan Ciro

Muddane Muuse Biixi waxaa uu Cabdiraxmaan Ciro ku eedeyey in u sameeyey arin aan wali Somaliland hore uga dhicin oo ah in uu kulamo qarsoodi ah magaaladaNairobikula soo yeesho masuulyiin ka tirsan dawlada Somaliya

Gudoomiye Muuse Biixi ayaa waxaa uu hadalkiisa uu yidhi cadeyn uga dhigay war uu qoray wargeys ka soo baxa dalka Kenya oo isagu sheegay in kulan qarsoodi ahi dhex maray wafigii Cabdiraxmaan Ciro hogaamiyanaayey iyo Raysal waraaha Somaliya walow uu hadanu wargeysku warkaasi saxid ku sameeyey


Ka dib markii uu dhameeyey hadalkiisa Gudoomiye Muuse Biixi waxaa ay saxaafadu isku deyday in ay su,aalo ka weydiiso hadalada iyo eedeymaha uu u jeediyey dhigiisa waddani Balse gudoomiyaha ayaa si cad u diiday su,aalaha warbaahinta isla markaana waxaa uu meeshii uu tagnaa kaga tagay Mobiladii uu sitay isaga oo ka cararaya su,aalaha warbaahinta