Raysal Wasaaraha Japan Oo Kusugan Hawaii Si Uu Uxuso Ciidankii Mareykanka Ee Ay Japan Ku Leysay Pearl Harbor Oo Katirsan Gobolka Hawaii.

0
Tuesday December 27, 2016 - 14:28:02 in by salman abdi
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Japan Oo Kusugan Hawaii Si Uu Uxuso Ciidankii Mareykanka Ee Ay Japan Ku Leysay Pearl Harbor Oo Katirsan Gobolka Hawaii.

    Raysal Wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa booqasho ku jooga markiisii u horeysay Gobolka Hawaii ee mareykanka katirsan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa booqasho ku jooga markiisii u horeysay Gobolka Hawaii ee mareykanka katirsan .

Safarkan ayaa uu Raysal Wasaaruhu ugu talagalay sidii uu u muujin lahaa inuu ka xun yahay dhimasahada faraha badan ee kasoo gaadhay Mareykanka dagaalkii dhex maray Japan iyo ciidamada Mareykanka 1941 kii.

Safarkan Raysal Wasaaraha ayaa lafilayaa sidoo kale inuu booqdo goobtii uu dagaalku kadhacay Pearl Harbor. Raysal Wasaaraha waxa wehelinaya Madaxwynaha Mareykanka Obama , labada hogaamiye ayaa markoodii u horeysay ku tagaya goobta weerarku kadhacay.

Mr Abe ayaa u ducaynaya dadkii ku dhintay weerarka , balse kaaliyayaashiisu waxa ay sheegeen inaanu raalli galin ka bixin doonin.

Weerarkan ayaa


Japan ku ku laayeen tiro ciidan oo mareykan ah oo gaadhaya 2,300 oo ciidan , waana arrinta ku kalliftay mareykanku inuu kaqayb qaato dagaal kii labaad ee dunida.

 

 


Source : BBC World Service