Toos Daawo Sawiro Hordhaca:Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Burco Taageerayaal Ka Soo Baxay Waddani Ku Soo Dhaweenaya Xisbiga Kulmiye

0
Wednesday December 28, 2016 - 11:55:21 in by Burco Office
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toos Daawo Sawiro Hordhaca:Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Burco Taageerayaal Ka Soo Baxay Waddani Ku Soo Dhaweenaya Xisbiga Kulmiye

    Burco(AFKA)Waxaana Xafladan Kasoo Qayb Galay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Iyo Masuuliyiin Ka Tiran Xukuumada Somaliland Kana Mid Ahaayeen Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Waxaana Xafladan Kasoo Qayb Galay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Iyo Masuuliyiin Ka Tiran Xukuumada Somaliland Kana Mid Ahaayeen Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta
Cismaan Cabdilhaai Saxardiid Iyo Wasiiro Kale Oo Ka Socday Xukuumada Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Cuqaal Salaadiin Iyo Waxgarad Kuwaas Oo Soo Camiray Fool Hraadka Xafladanina


Xalfadana Ayaa Waxaa Soo Buux Dhaafiyay Dadweyna Aad U Tiro Badan Kuwaas Oo Uu Horkacaayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Maxamed Shixisaaq(Cimraan)Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen Nuur Waxaanay Beeshani Taageero Buuxda Isla Barbar Taageen Murashaxa Xibisga KULMIYE Iyo Ku Xigeenkiisa Iyaga Oo Sheegay In Xisbiga KULMIYE Ay Hore Uga Tirsanaayeen Isla Markaana Marlabaad Cudud Iyo Caqliba La Barbar Taagan Yihiin

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Image may contain: 5 people, people sitting
Image may contain: one or more people and suit
Image may contain: one or more people and close-up
Image may contain: 5 people
Image may contain: 1 person, sunglasses
Image may contain: 1 person, glasses
Image may contain: 5 people, people smiling, crowd
Image may contain: 3 people, people smiling, beard


Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Sawirka Weriye Axmed Kaafi.

Cabdrisaaq Cabdilaahi Sh Aaadan (koronto)
Burco/Office
Contact:Koronto935@gmail.com