Daawo: Qoraa Cismaan Saalax oo 6 Buug oo ugu Talo galay Maktabadda Qaranka inu Geeyo Nuqulo Kamida Soo Bandhigay

0
Wednesday December 28, 2016 - 14:58:21 in by
  • Visits: 729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Qoraa Cismaan Saalax oo 6 Buug oo ugu Talo galay Maktabadda Qaranka inu Geeyo Nuqulo Kamida Soo Bandhigay

    Qoraa Cismaan Saalax Faarax oo kamida Qorayaasha Magaalada Burco ayaa Bulshada usoo Bandhigay ilaa 6 Buug oo kamida Buugaagta uu Qoray Waxaana uu sheegay inu Buugaagtan ugu talo galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraa Cismaan Saalax Faarax oo kamida Qorayaasha Magaalada Burco ayaa Bulshada usoo Bandhigay ilaa 6 Buug oo kamida Buugaagta uu Qoray Waxaana uu sheegay inu Buugaagtan ugu talo galay
 inay kamid noqdaan Buugaagta u horeysa ee lagu Furi Doono Maktabadda Qaranka ee Hargeysa dhismahedu ka socdo,
Qora Cismaan Saalax oo ka mida Qorayaasha aadka u falanqeeya Taariikhaha Kala Duwan ee Dalka iyo Guud ahaanba Caalamka ayaa faahfaahin ka bixiyey Nuxurka Ay buugaagtisu Xambaarsan yihiin iyo sababta uu ula jeclaaday Inu dhigo Buugtiisa Maktabadda Qaranka.
Buugaagta Qoraaga oo Qaar kamida hore ugu so bandhigay Bulshada isla markaasna Qaarkood ay yaalaan Maktabaddaha waaweyn ee Gobolada Dalka Sida Maktabadda Halkaraan ee Burco iyo kuwo kale ayaa ah kuwa loo daabacay si caalamiya.