Khabiirka Robbie Savage Oo Bixiyay Abaalmarinada Sannadka 2016: Shaxdii Ugu Fiicneyd, Saxiixii Ugu Fiicnaa & Goolkii Ugu Fiicnaa.

0
Saturday December 31, 2016 - 12:07:42 in by Burco Office
  • Visits: 1042
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khabiirka Robbie Savage Oo Bixiyay Abaalmarinada Sannadka 2016: Shaxdii Ugu Fiicneyd, Saxiixii Ugu Fiicnaa & Goolkii Ugu Fiicnaa.

    Iyadoo uu sannadka soo gabagaboobayo, waxaa la joogaa waqtigii h--e iyo gadaalba la eegi lahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo uu sannadka soo gabagaboobayo, waxaa la joogaa waqtigii h--e iyo gadaalba la eegi lahaa.

 

Waxa uu soo xushay 11kii ciyaartoy ee ugu fiicnaa Premier League sannadkaan, tababarihii ugu fiicnaa 2016, goolkii ugu fiicnaa, saxiixii ugu fiicnaa, garsoorihii ugu fiicnaa iyo kooxda sannadka.

Kooxdiisa Sannadka 2016

(Shax ciyaareedka 4-1-3-2)

David de Gea; Hector Bellein, Wes Morgan, Toby Alderweireld, Danny Rose; N’Golo Kante; Riyad Mahrez, Philippe Coutinho, Dele Alli; Sergio Aguero, Jamie Vady.

GOOLKA UGU FIICNAA 2016Goolkii uuHal Robson-Kanu u dhaliyay Wales kulankii ay la ciyaareen Belgium ee Euro 2016.

SAXIIXII UGU FIICNAA 2016Waxyaabaha ugu fiican nolosha waa waxyaabo bilaash ah – sidaasi darteed waa Zlatan Ibrahimovic oo si bilaash ah ugu biiray Manchester United.

GARSOORIHII UGU FIICNAA 2016Mark Clattenburg waxa uu qabtay finalkii FA Cup, finalka Champions League iyo finalkii Euro 2016. Sannad xun uma aheyn.

KOOXDA SANNADKAKala dooro midkood kooxihii inaga yaabsaday 2016 – Leicester City ama Wales.