Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Naadiga Halkaraan Ku Soo Bandhigay Sugaanta Abwaan Cabdirahmaan Heelo Iyo Wacdarihii Ka Dhacay

0
Saturday December 31, 2016 - 16:37:05 in by Burco Office
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Naadiga Halkaraan Ku Soo Bandhigay Sugaanta Abwaan Cabdirahmaan Heelo Iyo Wacdarihii Ka Dhacay

    Burco(AFKA)Naadiga akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraann ayaa Bandhig Sugaaneed uu ku soo Khatimayey Caweysyadii uu La Wadaagay Dhalinyarada Togdheer sannadkii 2016 ku Qabta Hotel Deero ee Magaalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Naadiga akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraann ayaa Bandhig Sugaaneed uu ku soo Khatimayey Caweysyadii uu La Wadaagay Dhalinyarada Togdheer sannadkii 2016 ku Qabta Hotel Deero ee Magaalada Burco
.
Caweyskan oo uu Marti ku ahaa Hal Abuur Cabdiraxman Cali Jaamac Heello kuna soo Bandhigayey Suugaantiisa ayay suugaan u badnayd Jacbur iyo Qosol ku so bandhigeen Hal abuuro kale oo dhalinyaro oo ka mida Hal abuurada dhinaca masraxiyadaha ee Burco.

ugu horeyn Waxa muhiimadda Caweyskan ka warbixiyey shafici maxmed ibrahin oo ka mid ah xubnaha nadiga halkaran iyo gudomiye jamal cabdiraxman bulaale oo ah gudomiyaha naadiga, Waxayna aad u so dhoweeyeen hal abuurada dhalinyarada ah ee martida ah iyago tilmaamay in caweysyad iyo barnaamijyadi 2016 ee halkaraan cawa ku so xidhayaan Qosol iyo suugaan.

Xubnokale oo ka tirsan ururada gobolka iyo hal abuuro aya iyaguna halkaas kelmado iyo suugaan ka soo jeediyey,
Gebogabadiina Waxa Suugaantiisa Qaybkamida oo kala Duwan Madasha ku so bandhigay Abwan Cabdiraxman Heello oo ah Abwaanka Kooxda Aayatiin Darama ee Magaalada Burco