Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Aan Hore Loo Shaacin Saaka Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dalka

0
Monday January 16, 2017 - 14:58:46 in by salman abdi
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Aan Hore Loo Shaacin Saaka Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dalka

    Hargeysa(AFKA);Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Mohamed Mohamoud Silanyo ayaa subixii hore oo saaka ku kallahay Wasaaradaha Dawladda .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Mohamed Mohamoud Silanyo ayaa subixii hore oo saaka ku kallahay Wasaaradaha Dawladda .

Madaxwaynaha ayaa safarkiisu ahaa si uu xog ogaal ugu noqdo wakhtiga shaqaalaha iyo shaqada Wasaaraduhu bilaabaan.

Waxa niyad jab ku noqday masuuliyiinta Wasaaradaha Qaar oo aan ogayn ayaa sideedii iyaga oo ordaya soogalay Wasaaradihii ay masuul ka ahaayeen. Xafiisyada badankooda ayaa xidhnaa wakhtiga uu Madaxwaynuhu safarkiisan billaabay iyada oo uu wakhtiga uu bilaabay socdaalkiisu ahaa 7:30 subaxnimo.