Daawo Sawirro: Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Cagta Oo Dhiga Dayaxa Oo Geeriyooday Isagoo 82 jir ah
Gene Cernan oo ah cir-bixiyeen u dhashay Maraykanka, ahna qofkii ugu dambeeyay ee cagta soo dhiga dayaxa, ayaa geeriyooday isagoo 82 jir ah.
Kabta n Cernan ayaa ka mid ahaa saddex qof oo dayaxa gaaray laba jeer, waxaana uu raadkiisa ahaa kii ugu dambeeyay ee halkaasi ku hara sanadkii 1972, isagoo sidoo kale ahaa taliyihii dayax gacmeedkii Apollo 17 ee xilligaas.
Laanta hawada sare u qaabilsan dalkaasi ee NASA ayaa sheegtay inay ka naxday geeridda cir bixiyeenkaasi howlgabka ahaa.
Qoyska Cernan ayaa sheegay inuu geeriyooday Isniintii shalay ahayd, ka dib xanuun muddo hayay.
Cernan ayaa sameeyay filim ka hadlaya noolashiisa Waxa uu 14-kii Maarso 1934 ku dhashay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka.
Laanta hawada sare u qaabilsan dalkaasi ee NASA ayaa sheegtay inay ka naxday geeridda cir bixiyeenkaasi howlgabka ahaa.
Qoyska Cernan ayaa sheegay inuu geeriyooday Isniintii shalay ahayd, ka dib xanuun muddo hayay.
Cernan ayaa sameeyay filim ka hadlaya noolashiisa Waxa uu 14-kii Maarso 1934 ku dhashay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka.
Daawo Sawirro: Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Cagta Oo Dhiga Dayaxa Oo Geeriyooday Isagoo 82 jir ah
Gene Cernan oo ah cir-bixiyeen u dhashay Maraykanka, ahna qofkii ugu dambeeyay ee cagta soo dhiga dayaxa, ayaa geeriyooday isagoo 82 jir ah. Kabta