Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde oo Noqday Shaqsi Kaalin Mug iyo Misaan leh ka Qaatay Horumarka Gobolka Saaxil ku Tallaabsaday, kana Fog eexda iyo Qabyaalada...

0
Wednesday January 18, 2017 - 19:44:02 in by Burco Office
  • Visits: 1274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde oo Noqday Shaqsi Kaalin Mug iyo Misaan leh ka Qaatay Horumarka Gobolka Saaxil ku Tallaabsaday, kana Fog eexda iyo Qabyaalada...

    Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde oo Noqday Shaqsi Kaalin Mug iyo Misaan leh ka Qaatay Horumarka Gobolka Saaxil ku Tallaabsaday, kana Fog eexda iyo Qabyaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde oo Noqday Shaqsi Kaalin Mug iyo Misaan leh ka Qaatay Horumarka Gobolka Saaxil ku Tallaabsaday, kana Fog eexda iyo Qabyaalada
Xoghayaha Dawlada hoose ee Berbera Md. Cabdikariin Aadan Cadde ayaa mudadii uu hayey xilka, waxa uu sameeyey waxqabad la taaban karo, isagoo intaa badan xafiiskiisa heegan ugu ah dadweynaha reer Berbera si uu ugu fidiyo adeeg hufan, isla markaana waxa uu caan ku yahay inuu saacado dheeraad ah siiyo wax u qabashada arrimaha bulshada.
Sidoo kale, xoghaye Cabdikariin waxa uu ku suntan yahay shaqsiyad wanaagsan oo ka fog qabyaalada iyo weliba eexda, qaraabo kiilka. Waxanu safka hore kaga jiraa xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde masuuliyiinta kasoo baxay shaqadoodii ee maamulka dawladda hoose ee Berbera.
Waxa kaloo, uu xoghaye Cabdikariin baal dahab ah kaga jiraa shaqsiyaadka sida weyn uga shaqeeyey waxqabadka dawlada hoose ee berberi ku talaabsatay. Isagoo kaalin lexaad leh ku lahaa dib u dhiska Wadooyinka halbowlaha ah ee dhexmara caasimadda gobolka Saaxil. Iyadoo xagga waxqabadka dadweynaha reer saaxil ku majiirtan xoghayaha iyo Maayirka degmamada Berbera oo isla jaan qaaday.
Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde waa masuul dhalinyaro ah oo leh khibrad iyo waayo aragnimo dawladeed. La soco qaybo badan oo xiiso leh.