Ciidankii Illaalinayay Masjidka Sheekh Isaxaq Ee Berbera iyo Culimadii Timawaynta [Qaadiriyada} oo Isku Dhacay

0
Monday January 23, 2017 - 10:31:16 in by Burco Office
  • Visits: 712
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidankii Illaalinayay Masjidka Sheekh Isaxaq Ee Berbera iyo Culimadii Timawaynta [Qaadiriyada} oo Isku Dhacay

    Mushkilada Arinkii Maszjidul Sheekh Isaxaaq Ee Magaalada Berbera oo Wali taagan Ayaa Galabta Afartii Markay Saacadu Ahayd Ciidamada Booliiska ee Masjidkaasi Illaalinayay Bishii u Danbaysay Ayaa Gacan kahadal Wuxuu Dhexmaray Culimadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mushkilada Arinkii Maszjidul Sheekh Isaxaaq Ee Magaalada Berbera oo Wali taagan Ayaa Galabta Afartii Markay Saacadu Ahayd Ciidamada Booliiska ee Masjidkaasi Illaalinayay Bishii u Danbaysay Ayaa Gacan kahadal Wuxuu Dhexmaray Culimadii

Xerta timawaynta Kuwaasi Oo Sida La Sheegay Labo Askari u Gaystay Dhaawac Fudud oo Bakoorad Ah, halka In Ku Dhaw Tiro Ahaan Tonban Culimada Qaadiriyada ahna La Xidhay,

Illa Iminka Masuuliyiinta Gobolka saaxil kamay Hadal sababta keentay Isku Dhacan Culimada iyo Booliiska,Mar Aanu Isku Daynay In Aanu Wax Ka Waydiino Badhasabka Gobolkana Way Noo Suura gali wayday In Aanu Helno,

Xiligana Xaladu way Deggantahay Masjidkana waxa si Buuxda u Illaalinaya Ciidamad Booliiska