Antoine Griezmann Oo Si Dadban Uga Jawaabay Wararka Xanta Ah Ee La Xiriirinaya Manchester United

0
Tuesday January 24, 2017 - 12:39:39 in by Burco Office
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Antoine Griezmann Oo Si Dadban Uga Jawaabay Wararka Xanta Ah Ee La Xiriirinaya Manchester United

    Iyadoo ay jiraan warar xan ah ooAntoine Griezmann la xiriirinaya Manchester United ayuu xiddiga reer France ee kooxda Atletico Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo ay jiraan warar xan ah ooAntoine Griezmann la xiriirinaya Manchester United ayuu xiddiga reer France ee kooxda Atletico Madrid

kala cadeeyay mustaqbalkiisa kooxda ka dhisan Vincent Calderon kadib kulankii ay 2-2 la galeen Athletic Bilbao todobaadkaan.

 

Todobaadkii h--e ayey jariiradda Independent ku warantay in Manchester United ay kala hadleyso Atletico Madrid sidii ay Antoine uga dhigi laheyd saxiixa ugu qaalisan kubadda cagta, sidoo kalana saxaafadda kale ee UK ayaa isku raacay in gabi ahaanba Griezmann uu si fiican ugu qanacsan yahay arinka.

Dhanka kale Diego Simeone ayaa sii huriyay xaaladda kaas oo shaaca ka qaaday ineysan ka hor istaagi doonin Jose Mourinho iyo kooxdiisa hadii ay doonayaan 25-jirkaan heerka caalami.