Tartanka Quraanka Kariimka oo ka dhici Doona 3 Gobol iyo Goobta uu ka dhici doono Casimadda oo la shaaciyey

0
Friday June 27, 2014 - 19:19:39 in by Super Admin
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka Quraanka Kariimka oo ka dhici Doona 3 Gobol iyo Goobta uu ka dhici doono Casimadda oo la shaaciyey

    Anigoo ku Hadlaya Afka Gudidda Qaban Qaban Qaabada Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan ee Ka dhici Doona Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan Markaska QUBA ee Xaafada Daami.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ku Hadlaya Afka Gudidda Qaban Qaban Qaabada Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan ee Ka dhici Doona Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan Markaska QUBA ee Xaafada Daami.
 Marka Koowaad Waxaan ILLAAHAY Uugu Mahad Naqayaa inuu noo Suurto Galiyay Inaan Qabsano Tartan Quraanka Kariimka ah oo aan Waligeed Hore U Dhicin Dalka. Tartankan oo aanu uugu Tallo Galnay Dhiiri Galinta Dhalinyarta Beesha Gabooye ee Xufaada Goboladda Marodi Jeex , Tog Dheer , iyo Saaxil Tartankan oo areyda ku tartamaysaa dhan tahay 37 Aredy oo Sadexdaas Gobol ka kala socda. Tartankan oo Ardeydu Ku kala Tartami Doonaan 5jIS, 10jIs Iyo 20ka Jis Inshaa Allaah Waxaad Kla Socon Doontaan Akhbaar Wixii Dheeraad ah ee Tartankaas Websiteka Ademacademy.org iyo Waliba Mareegaha Wararka Somalida Mid Daawashoah iyo Mid Qoraal ahba. Liban Ismail Mohamoud Hargeisa Somaliland


Liban Ismail
Hargeysa Somaliland