Daawo:Kaalmada Dadka Abaaruhu Saameeyeen la gaadhsiyey Deegano Ka Tirsan Gobolka Togdheeer

0
Tuesday January 24, 2017 - 18:33:26 in by Burco Office
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Kaalmada Dadka Abaaruhu Saameeyeen la gaadhsiyey Deegano Ka Tirsan Gobolka Togdheeer

    Guddiga Horumrinta Xafad Aktobar ayaa kaalmo raashin iyo dhara isugu jiray u qaybiyey ku dhowaad 100 Qoys oo kusoo guuray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Horumrinta Xafad Aktobar ayaa kaalmo raashin iyo dhara isugu jiray u qaybiyey ku dhowaad 100 Qoys oo kusoo guuray Duleedka dhinca bariga iyo hawdka ee Magaalada Burco, qoysaskan oo ay ka baxeen xoolihii isla mrkasna ay guddigu u dhex martay xaafadaha magaalda gudaheeda ayaa ad ugu farxay kaalmadan, gudigan ayaa ka warbixiyey siday kuso ururiyen kaalmadan iyago qaar kamida qoysaska la caawiyeyn si weyn ugu duceeyey guddiga. 

Dhinacakalena Suldaan Maxamed Nuur Cali oo kamida Salaadiinta Somaliland Ayaa si shakhsiya Kaalmo Biyo ah oo ka kooban 16 Booyadood ugu kala Diray Degaano Tiro badan oo hoos yimada Gobolk Togdheer, Waxana Deeqdan Biyaha ay Qayb ka noqonaysa Gurmadka loogu jiro badbaadinta dadka iyox oolaha ay sida xun u saameeyeen abaaruhu ee gobolada bariga isago suldanku ka warbixiyey meelaha uu booyadahan biyaha gadhsiiyey