War Deg Deg ah:Muqdisho Oo Saaka Ku Waabariisatay Qarax Iyo Sanqadha Rasaasta

0
Wednesday January 25, 2017 - 10:34:24 in by salman abdi
  • Visits: 630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah:Muqdisho Oo Saaka Ku Waabariisatay Qarax Iyo Sanqadha Rasaasta

    Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabariisatay qarax iyo rasaas is xigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabariisatay qarax iyo rasaas is xigay.

Qaraxa ayaa lagu bartilmaameedsaday huteel ku yaalla wadada dheer Maka Al Mukarama oo isku xirta madaxtooyada iyo garoonka diyaaradaha.

BBCsomaliWali rasaas ayaa laga maqlayaa agagaarka huteelka la weeraray, wixii faahfaahin ah ee ka soo kordhana gadaal ayaan ka soo sheegi doonaa.