Daawo: Suldaan Booyado Biyo ah u Qaybiyey Degaano Badan oo ay abaartu saamaysay

0
Wednesday January 25, 2017 - 10:49:35 in by salman abdi
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Suldaan Booyado Biyo ah u Qaybiyey Degaano Badan oo ay abaartu saamaysay

    Suldaan Maxamed Nuur Cali oo kamida Salaadiinta Somaliland Ayaa si shakhsiya Kaalmo Biyo ah oo ka kooban 16 Booyadood ugu kala Diray Degaano Tiro badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamed Nuur Cali oo kamida Salaadiinta Somaliland Ayaa si shakhsiya Kaalmo Biyo ah oo ka kooban 16 Booyadood ugu kala Diray Degaano Tiro badan
oo hoos yimada Gobolka Togdheer, Waxana Deeqdan Biyaha ay Qayb ka noqonaysa Gurmadka loogu jiro badbaadinta dadka iyox oolaha ay sida xun u saameeyeen abaaruhu ee gobolada bariga isago suldanku ka warbixiyey meelaha uu booyadahan biyaha gadhsiiyey