War Deg Deg Ah:Doorashadii Madaxtooyda Oo Dib Loo Dhigay Iyo Mudada Oo Hada Lagu Dhawaaqay

0
Wednesday January 25, 2017 - 15:56:21 in by Burco Office
  • Visits: 550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Doorashadii Madaxtooyda Oo Dib Loo Dhigay Iyo Mudada Oo Hada Lagu Dhawaaqay

    Waxaa maanta kulan adag foodka isku darey Madaxweyne Siilanyo,Saddexda xisbi qaran iyo kominshanka Doorashooyinka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta kulan adag foodka isku darey Madaxweyne Siilanyo,Saddexda xisbi qaran iyo kominshanka Doorashooyinka .

Kulankaasi oo ahaa mid saxaafadu dib joog ka aheyd ayaa waxaa lagaga hadlaayey doorashiyinkii iyo abaarihii oo isku soo beegmay taas oo la isla qaatey in dib loo dhigo

 

Saddex Xisbi qaran , kominshan dorashooyinka iyo madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay isla qaateen in doorashadii madaxtooyada dib loo dhigo muddo7 bilood ah oo ku beegan 10 .10.2017 Maalin Salaasa Ah

 

Sidoo kale waxaa iyadana la mudeeyey wakhtiga ay qabsoomi doonan doorashooyinka golaha deeganka iyo wakiilada oo laga dhigay10.10.2018 oo ku beegan maalin Arbaca Ah

Madaxweyne Siilanyo oo warbaahinta la hadley waxaa uu gudoomiyayaasha saddexda xisbi uu ugu mahad celiyey odeytinada ay sameeyeen