DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay
xidhiidhiyaha arimaha samafalka ee Qaramada Midoobey Mr. Peter Drucker iyo wafti uu hogaaminaayo.
Waxaa ay ka wada hadleen xaalada abaarta xoogan ee ka jirta guud ahaan dalka waxaana uu madaxweyne Siilayo ka codsadey in si deg deg ah ugu soo gurmato Qaramada Midoobey dadkaas abaartu ku dhufatey
Sidoo kale waftigan ka socdey Qaramada Midoobey waxaa ay sheegen in ay ka war hayaan abaara Somaliland ka jirta isla markaana ay hawshani tahay mid loo wada gurman doono , waxaana ay waftigani hoosta ka xariiqeen in dib u dhaco roobkii Gugu ee sanadkan la filaayey ama uu yaraado