HAN iyo HIMILO Ka Qaybgaado Barnamijka Bandhiga Hibooyinka Da'yarta Burco

0
Thursday February 02, 2017 - 13:52:05 in by salman abdi
  • Visits: 1951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAN iyo HIMILO Ka Qaybgaado Barnamijka Bandhiga Hibooyinka Da'yarta Burco

    Ma Jeceshay inad so Bandhigto HIbooyinkaga gaarka ah , Ma Joogtaa Burco ama meelaha Ku dhow, Ka Qaybqaado oo ka mid Noqda Guuleystayaasha Tartanki Sannadlaha ahaa ee Han iyo Himilo oo Sannadkii 3aad uu fulinayo Naadiga Halkaraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Jeceshay inad so Bandhigto HIbooyinkaga gaarka ah , Ma Joogtaa Burco ama meelaha Ku dhow, Ka Qaybqaado oo ka mid Noqda Guuleystayaasha Tartanki Sannadlaha ahaa ee Han iyo Himilo oo Sannadkii 3aad uu fulinayo Naadiga Halkaraan No automatic alt text available.Ma isku aragtay Hibo kamida Hibooyinka ilahay Bixiyo ma jeclaydi inad mar uun so bandhigto, Barnaamijka HAN IYO HIMILO Wuxu u fududaynaya Dhalinyarada Hibooyinka leh inay Bulshada la wadagaan Hibooyinkooda Ma Ka Tirisay Suugaan Waddaniyada,Ma Ka Qortay Sheeko, Ma Sawirtay Mid kamaradeed iyo Mid Gacmeed ba Muuqaal ka turjumaya Waddaniyada iyo Waddan Jacaylka, Hibooyinkas iyo Hibooyinka kale ee si Uun uso Hoos geli kara Halkudhigeena Sannadkan Noogu keen Laga Bilaabo Maanta ooKhamiis ah Xarumahaa kala ah MAKTABADDA HALKARAAN ee Sh Yusuf kaynuun Hortiisa, Xarunta HALDOOR ee iibinta Buugaagta iyo Qalabka Computerka ama Xarunta Daabaacadda YOGOL ee ku xigta Dawladda Hose, Gal ku so Rid oo so Xidh oo keen goobahas Goobta kugu Dhow Qabashadu waxy Xidhmaysa Arbacada so socota 08-02-2017 Bandhigu Wuxu Bilabmi Don khamiista ku xigta iyo Hotel Palaza insh allah

wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: 063-4319300/ 4411480/ 4063400