Saacadaha Muslimiinta Adduunku sooman yihiin iyo Dalalka WQ: Cali Coomay

0
Monday June 30, 2014 - 12:19:15 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saacadaha Muslimiinta Adduunku sooman yihiin iyo Dalalka WQ: Cali Coomay

    Dalalka ay joogan ama ku nool yihiin muslimiintu ayaa laga soomaanaadaa maalin walba saacado aad u kala fog oo kala duwan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalalka ay joogan ama ku nool yihiin muslimiintu ayaa laga soomaanaadaa maalin walba saacado aad u kala fog oo kala duwan

Dalka           iyo        Saacadaha ay sooman yihiin

Ustareliya……………………………….9 Saacadood

Indoonisiya…………………………….. 13 saacadood

Maleesiya………………………………… 13 Saacadood

Hindiya……………………………………… 14 iyo 38 Miridh

Bangaladhesh……………………………… 15 saacadood

Baakistaan…………………………………. 15 saacadood

Sucuudi Arabiya…………………………14 saacadood iyo 53 miridh

Masar………………………………………..15 saacadood iyo 50 miridh

Iiraan…………………………………………16 saacadood iyo 20 miridh

Marooko…………………………………….16 saacadood

Shiinaha………………………………………17 saacadood

Turkiga………………………………………..17 saacadood

Ingiriiska………………………………………18 saacadood iyo 53 miridh

Jarmalka……………………………………….19 saacadood

Kanada…………………………………………17 saacadood iyo 14 miridh

Alaska ( USA)…………………………………19 Saacadood iyo 51 miridh

Iswiidhan……………………………………….20 saacadood iyo 57 miridh

Iceland…………………………………………..21 saacadood iyo 57 miridh

Chicago ( USA)……………………………….16 saacadood iyo 54 miridh

Chile……………………………………………….13 saacadood

Baraasiil………………………………………….12 saacadood






Cali cabdi coomay

Suxufi, qoraa ah.

B.A in Journalism

Hargaysa, Somaliland

calicoomay@hotmail.com

Tix-Raac:

Islaamfinder.org