Ciidamada Ammaanka oo Dhowr Qof u xidhay Wiil Xalay Lagu Dhex Dilay Badhtamaha Magaalada Hargeysa

0
Sunday February 12, 2017 - 09:53:29 in by salman abdi
  • Visits: 472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Ammaanka oo Dhowr Qof u xidhay Wiil Xalay Lagu Dhex Dilay Badhtamaha Magaalada Hargeysa

    Waxaa xalay badhtamaha magaalada Hargeysa lagu dhex dilay hal qof oo aan wali si rasmi ah loo aqoon cidda uu yahay iyo cidda dishay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay badhtamaha magaalada Hargeysa lagu dhex dilay hal qof oo aan wali si rasmi ah loo aqoon cidda uu yahay iyo cidda dishay.


Marxuumka la dilay ayaa waxaa uu yahay wiil waxaana lagu dilay agagaarka fooqa Ilama Faarax Joome oo ku yaalla badhtamaha suuqa weyn ee magaalada Hargeysa, waxana lagu dilay marxuumka sida lanoo sheegay Mindi.

 

Ciidamada Booliska Somaliland iyo kuwa danbi baadhista oo tagay goobta ayaa waxa ay meydkiii ka qaaden goobta isla markaana ay dhawr qof u qab qabteen.