Goobo Kamida Magaalada Hargeysa Oo Dadweynihii Iyo Gadiidkii Laga Joojiyey +Ciidamada Booliska Oo La Soo Dhoobay

0
Sunday February 12, 2017 - 09:58:21 in by Burco Office
  • Visits: 569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goobo Kamida Magaalada Hargeysa Oo Dadweynihii Iyo Gadiidkii Laga Joojiyey +Ciidamada Booliska Oo La Soo Dhoobay

    Hargeisa(AFKA) ciidanka booliska hargaysa qaybahiisa kala duwan ayaa la soo dhoobay aga-gaarka madaxtooyadda iyo golaha baarlamaanka Somaliland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(AFKA) ciidanka booliska hargaysa qaybahiisa kala duwan ayaa la soo dhoobay aga-gaarka madaxtooyadda iyo golaha baarlamaanka Somaliland .

Waxaana la joojiyay in ay dadka iyo gaadiidkuba maraan wadda madaxtooyadda hormarta, Ilaa iyo inta laga soo gaadhayo guriga shaqaalaha halkaas oo dadkii quraacda u siday bukaanka cisbitaalka guud Ee Magaalada hargaysa qaarkood lagu horjoogo, Halkaasi 

Xukumadda siilaanyo ayaa sas ba'an ka qabta mushruuc ay waddato oo lagu wareejinayo madaarka barbara